AMISOM oo lagu wareejiyay Hub ay lahaayeen oo laga soo bad baadiyay Al Shabaab (Daawo Sawirro)

Maamulka Hirshabelle ayaa maanta ku wareejiyay saraakiil katirsan ciidamada AMISOM hub ay lahaayeen Ciidankooda oo laga soo bad baadiyay dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo jimcaha weerar ku qaaday kolonyo AMISOM ah oo marayay Duleedka Balcad. Munaasabad kooban oo maanta ka dhacday Madaxtooyada Hirshabelle ayaa saraakiil katirsan AMISOM lagula wareejiyay hub ciidamada dowlada kasoo bad baadiyeen … Continue reading AMISOM oo lagu wareejiyay Hub ay lahaayeen oo laga soo bad baadiyay Al Shabaab (Daawo Sawirro)